Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in 10-ka wasiir ee laga soo dhex xulay bulshada Soomaaliyeed micnaheeda uusan aheyn inay ka aqoon badan yihiin bulshada inteeda kale balse la doonayo inay la yimaadaan isbedel muuqda shacabkana ay ku qancaan.
Golaha wasiirada cusub ee shalay lagu dhawaaqay ayaa waxa ay ka kooban yihiin 10-wasiir iyadoo beelaha qaarkood aysan iska dhex arkin wasiirada cusub ee dalka Soomaaliya.
This turtle should gtfo






The respect I had for this gentlemen is slowly but surely perishing. Now it seems he's just taking the piss 

