Lacagta hagbado, iyo business ayay ku galaan. Waxaa iska cad in aanay dan ka lahayn caruuta, laakiinse imaan la'aan ay caruurta dayac ugu dilaan.
Nasiib wanaag
Bishan keliya waxaa London ka guuray qiyaastii 3000 oo family, si ay uga cararaan qaaligeeda.
Waa dad fraud, khaayinimo, selfishness, wax is daba marin iyagoo Xijaab iyo bearded men ah. Nacdali idunku dhacday.
Waar waxa yaa magaca nooga gooya.
Le justicier
rw






