Moderators: Moderators, Junior Moderators







Often Waa dad fraud, khaayinimo, selfishness, wax is daba marin iyagoo Xijaab iyo bearded men ah. Nacdali idunku dhacday.
Waar waxa yaa magaca nooga gooya.
Le justicier
rw


Nimanku badankoodu iyagoo gadhweyn oo wadaado iska dhigaya ayay dukaano haystaan. Laakiinse reerka kuma qora. Islaantu lacagta caruurta hagbad bay ku gashaa, isna baayac-mushtari ayuu hoostaa ka wadaa. Caruutaba sidaa looma qiimeeyo.dadkan mey iska shaqeystan, waha dibay?
and also only for the mum to suffer the shame is unsomalike.

universal credit ayaa la yidhaahdaa nidaamka cusubayaan dhoweed ayay dowlada hirgelisay sharcigaan baan u malayn. mar aan ka arkay metro newspaperka oo la sheegohaayay dadyowga ceeyrta in laga jari doono. walle kala carar iyo iskudhexyaac baa soo socda
waa runtaa soomaalida waa dad qayaano baddan.. iyagoo is qaba oo caruur leh ninkana uu shaqeeyo waxaa u qoran inaysan is qabin.. hooyada iyo caruurta ceeyrta ayaa masaruufeysa halka uu odayga surwaalka gaaban ee garka weeyn sheekh beenaadka ah uu TAXI wado ama uu meel kale ka shaqeeyo... somalida ma xishoodaan waa every where.. meel waliba.. Norway program tv ayaa lagu soo qaatay qayaanada soomaalida. famil baddan somalida ayaa la xidhay caruurtiina laga qatay sababtoo ah sanooyin ayey furiin been been ahaa u kala qornaa iyagoo isla deggan si ay ceeyrta u xadaan....Often Waa dad fraud, khaayinimo, selfishness, wax is daba marin iyagoo Xijaab iyo bearded men ah. Nacdali idunku dhacday.
Waar waxa yaa magaca nooga gooya.
Le justicier
rw
Bristol waa meelaha ugu badan ee ay u qaxeen. Mar rabaan inay si xalaal ah u noolaadaanI already know of 4 families who've moved to Bristol![]()
This is good though, dad badan baa noolashan khiyaaliga ah ay ku jiraan
ka kici doona.
Dafmariq....are the Ilma I don't Care ..Reer Axmad?

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 80 guests