Moderators: Moderators, Junior Moderators
So, you've impregnated your Abti's daughter?Hadaayey aniga iyo waxaa muraney gabar ina abtideey ah, uur beey leedahay lakinse nacnacdeeda baan u adkeeysan waayey waayo mudo badan baan ka aamusey hadh iyo jedh iyadoo aflagaadineeysa. Hadaayey anoo iska qara baxay beey wax bina aadan lugu dhihin beey igu tiri. Waxeey igu ceeysay "adiga wax faa'iido malahaaneeysid sida abaahaa wax matare baad noqoneeysaa".
Anigaa oo dhan baa qalaley waayo waligeey qof saas iima xumeeynin, odeyga aabaheey qaxii baan kala dhumney waayo dagaalkii sookeeyey baa qarxey. Adiga mudo 8 sano buu naraadinaayen markaan is helney anagoo mareykanka joogna. Lakinse dhinaca reer abtigeey oo dad dhiig kulul ah baa nasibtay oo ku eedeeyey xaskiisa intuu ka cararey.
Maalin iyo habeen waxeey tahay intaan kala ilaawey oo isqaban waayey baan arkey anoo feer muruq ku miiran ku daldalaayo. Miyirkii baa igu soo laabtey markaan xasuustey inteey uur leedahay. Lakiinse meel kasta dhiig baa ku daadey, gacanteeyda, wajigeeda, dhulkii iyo dharkii. Anoo naxsan sidaan gabartii u galay beey ku carartey banaanka iyadoo qeeylineeysaa II CAAWIYAAAY II SOO ARDOOY!!!!.
waxaan ugaadey markaas waxeey ahaataba waa meesha intaan ka cararo intuuna booliska imaadin. Guriga hoyadeey baan dalaq galay aniguu gariiraayo naxdin daraadiis. Hooyadey iyadana baa iigu soo orodey anoo ilin iga dareeyreeyso.
Waan usheegay arintu sideey wax u dhacdey, aad iyo aad beey naxdey markaas beey tiri isla markii waxaad uguureeysaa eedadaa iyo adeerkaa oo dagan magaalada bel-eer. Waxaan u fooriyey tagsiile markuu soo dhawaadey baan arkey baliil uu suran muraayada iyo saxanka license oo ku qoron CUSEEYB. Hadaan wax dhihi lahaa waligeey tagsi saas camal ma arkin. Gurigii baan usoo dhawaadey todobadii misa sideedii markaas baan tagsiilihii uu qeyliyey WAR SAAXIIBOO WAA INOO HADHOW. Ugu dambeeyntii waan imaadey boqortooyadii hadaasna u diyaar garoobey intaan ku fadhiisto kursiga mamulka bel-eer.





Advo I can't read all that afsomali. Please break it down for a sister.
markaas beey tiri isla markii waxaad uguureeysaa eedadaa iyo adeerkaa oo dagan magaalada bel-eer. Waxaan u fooriyey tagsiile markuu soo dhawaadey baan arkey baliil uu suran muraayada iyo saxanka license oo ku qoron CUSEEYB. Hadaan wax dhihi lahaa waligeey tagsi saas camal ma arkin. Gurigii baan usoo dhawaadey todobadii misa sideedii markaas baan tagsiilihii uu qeyliyey WAR SAAXIIBOO WAA INOO HADHOW. Ugu dambeeyntii waan imaadey boqortooyadii hadaasna u diyaar garoobey intaan ku fadhiisto kursiga mamulka bel-eer.



Twist the Shaxaari Holmes.Advo I can't read all that afsomali. Please break it down for a sister.markaas beey tiri isla markii waxaad uguureeysaa eedadaa iyo adeerkaa oo dagan magaalada bel-eer. Waxaan u fooriyey tagsiile markuu soo dhawaadey baan arkey baliil uu suran muraayada iyo saxanka license oo ku qoron CUSEEYB. Hadaan wax dhihi lahaa waligeey tagsi saas camal ma arkin. Gurigii baan usoo dhawaadey todobadii misa sideedii markaas baan tagsiilihii uu qeyliyey WAR SAAXIIBOO WAA INOO HADHOW. Ugu dambeeyntii waan imaadey boqortooyadii hadaasna u diyaar garoobey intaan ku fadhiisto kursiga mamulka bel-eer.
From 0:38 - 1:00, you welcome.![]()
Advo, sorry to qarxis it prematurely, awoowe.

Good one, haha.Hyper waan gartay sxb lakinse qof markuu aabaheey soo war qaado waan waashaa, twista oo shukaansi maalin iyo habeen u fadhiya goormuu quraan bartey
Zel, ma rabi intaan xabsi galo
Sareeda, waad mahad santahay qof na dhexdhaxeeya hada waa too late

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 21 guests