Skippa
Yaakhii degagez baa lagaa yidhi! place rambo iyo duqsiile...saw taan baada kaa qaadi jiray
Moderator: Moderators


Don't be bringing Haricoo and furun into thisWaar orodoo adna haricot beans iyo furin soo cun huuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuno

Adeer carabtii djibouti ayaa odhan jiray, laa talcab fowq zub abuuk. ma imikaad haricot ga ka kibraysaa? Shalay markaad place rimbaud kirishbeyga ka ahayd eed inta yaree faransiiska ku jajabsanaysey sowdigi habeen iyo dharaarba cuni jirayWaar orodoo adna haricot beans iyo furin soo cun huuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuno

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests