Adigu ma maqashay "qabyaalad iyo quranba waa la iska fogeeyaa."

I was talking to the OP, and no, I don't know shit about computers.

Tan hada kadib waan isticmaalaya.
Adigu ma maqashay "qabyaalad iyo quranba waa la iska fogeeyaa."

Waan maqlay, waaxay baxday xiligii la odhanjiray markuu wiilku 15 gaadho orod xoolo yeelo xolihii hore ragbaa iskale (yacni aabaha ba lehe kuwo kale orod yeelo).

Mooyi de, calibeysteenka kaaweyn bal orodoo so waydii.

Mooyi de, calibeysteenka kaaweyn bal orodoo so waydii.

Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests