Professor samatar, Axmed ismaciil Samatar the born Somalilander, but madly in love with the walanweyns for the past in 30 years told the Minneapolis public that for the first time he felt like a foreigner in Somalia Xamar. The walanweyns told him clearly that you the reer woqoyi are not here you are allowed to stay around but you're status will have no meaning at all in Somalia. The good professor said that he is in his early sixties and he has never felt like this before heart broken he was. He concluded his speech that Somaliland achievements must be respected and must be acknowledged it cannot be ignored the great accomplishment of the people of Somaliland must always be told if its ignored there will never be any sort of unity between Somaliland and Somalia the words of Axmed ismaciil samatar. Abtiyo i knew you had it in you .
Prof. Axmed Samatar Oo Faah-faahiyay Hungadii uu kala soo noqday Soomaaliya
December 18th, 2012
Hargeysa (Somaliland.Org)- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah shakhsiyaadka ka ridoobay Somaliland ee u golon golay fikirka Soomaali weyn, ayaa markii u horaysay warbaahinta tafaasiil ka siiyay qalbi jab iyo niyad xumo uu ka soo qaaday Soomaaliya oo uu ka mid ahaa murashaxiintii ku guul-daraystay tartankii doorashadda Madaxtinimadda Soomaaliya.
“ Anigu waxaan dalka ka soo noqday aniga oo qalbi jabay, kamaan soo fasax qaadan baarlamaanka ee tigidhkayga ayaan iska soo goostay oo waan iska soo baxay, waxaan uga soo noqday qalbigaygii oo hoos u dhacay, laba amuuroodna hoos waa uu ugu dhacay,”ayuu yidhi Prof. Samatar oo dhawaan khudbad u jeediyay Soomaalida Minnesota ee dalka Maraykanka.
Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi “waxa qalbigayga jabintiisa kamid ahaa markii ugu horaysay noloshayda anigoo lixdankii madaxa galiyay soddan sanadoodna dalka wax ka qoraayay, Waxaan soo arkay marka ay timaado dabaqada siyaasada maaha dadka caadiga ahe, waxaan soo ogaaday layguna yidhi inaan ahay qof reer waqooyi ah, oo marka lays gudo galo ee la wada hadlo ee hoggaaminta iyo waxaas laga hadlo ee meel loo dhaqaaqo la waayo lagugu odhanaayo idinku waad maqantihiine hadalka naga daaya. Sheekada soo kulaal oo halkaas soo fadhiiso laakiin gunta hasoo galin taas waan soo ogaaday.”
Axmed oo sii sharaxaya waxyaabaha ka yaabiyay wuxuu yidhi “Waxaan soo ogaaday in ay leedahay laba jaranjaro, jaranjarada hore waxa weeye mid loo garaabi karo waayo degmada aan ka imid ee Somaliland waan baxnay ayaa la yidhi, anigu waxaan aaminsanahay dadka degmadaas ku nooli wax badan ayay qabsadeen oo wanaagsan, haddii aan la garan oo aan la qirin oo aan meel walba laga sheegin wanaaga ay qabsadeena layskuma soo noqon karaayo.”
Listen here
http://www.boramanews.com/index.php?opt ... &Itemid=53






I really thought this individual had a sense of reality and intelligence, but in all honesty, I'm disappointed in his approach and how he handled the last 10mins of the clip 
