Ururka Masooniyada ( Freemasons), oo xubnihiisa lagu xanto inay si qarsoodi ah isugu xiran yihiin, ayaa xafiis ka furtay magaalada Jabuuti sanadkii 1997dii, sida uu wariyay wargeyska afka dheer, Le Monde Diplomatique.
Lama oga in xubno ka tirsan dowladda Ismaaciil Cumar Geelle ay ka mid yihiin Aqallada Masooniyada ee Jabuuti. Sida Le Monde Diplomatique ay warisay, xubnaha ka mid noqonaya Aqalka Masooniyada Jabuuti waxay ku dhaartaan Quraanka Kariimka
advise to the Pm Shirdoon please acuudu bileyso markaad aragtid dadkaas
http://www.raxanreeb.com/2012/12/maasoo ... y-jabuuti/




