Kulmiye government when it comes to establishing education centers. They are doing the job of the so called education ministry of Somaliland.
Nin walba deegaankiisa ha dhisto yaan la isku halayn dawlada tabarta yar ee Kulmiye.
Guddida Dan iyo Duco Oo dhamaystiray Wejigii Koobaad Ee Dugsiyo Boodhin Ah Oo Laga dhisayo deegaanada Dubur iyo Mandheera Ee Saaxil.
Sheekh(OWN)- Guddida Beelaha Cisse Muuse ee Dan iyo Duco ayaa dhamaystiray ejigii Koobaad Ee Dugsiyo Boodhin Ah Oo Laga dhisayo deegaanada Dubur ee
degmaada Sheekh iyo Dabaylweyne oo ka tirsan degmaada Mandheera Ee Saaxil.



http://oodweynenews.com/2013/01/guddida ... xilsawiro/




