Moderator: Moderators

thats not true, ugaadh cumar were there before them
i am from near tabliiqi masjid, near ina af diinle / hamda hotel
do you know where that is?

waan qoslay runtii waxaanan la yaabay indha adkidaada[
Gumbuur in oodweyne?? baha ismaaciil?? waar ninku miyuu waalanyay, oo yaa waxaas kugu yidhi adeer? magaalada reeraa asal ahaan u daga , waxa weeye, Ba-dhulbahnate, Ugaadh Cumar, Muuse Cabdalle, Guyoobe (ciidagale) reer sugulle. Baha-Ismaaciil iyo gumbuur iyo cali siciid ma maqal , meel ay xataa Gumbuur kaga dhawayiin garan maayo. Banka Tuuyo ilaa Oodweyne , Isxaaq ayaaba la odhan karaa ayaa kaga dhaw kuwaas.


maxaad u jeedaa? suaashaada maan fahmin? ba dhulbahante waa reer Habar Yoonis ah dhulbahante ayaad ku khaladay baan u malaynayaa. Raybad Khaatumo waa tuulo xuduuda oodweyne Ethiopia la leedahay ku taala oo Dabagorayaale u dhow.waxan u malaynayaa degmada oodweyne Dabagorayaale uun ayaad ka taqaanaaKaliil dadka ha waalin ninyow, do you mean baho dhulbahante live in rabad khaatumo (in sool?)
so what are they doing in oodweyne in the middle of HY?

hahahaahahaah waan kaftamaayey bro. waan kala yara aqaanaaa, laakin the resembalance is quiet funny (bah dhulbhanate to dhulbahante, raybad khaatumo to khaatumo)maxaad u jeedaa? suaashaada maan fahmin? ba dhulbahante waa reer Habar Yoonis ah dhulbahante ayaad ku khaladay baan u malaynayaa. Raybad Khaatumo waa tuulo xuduuda oodweyne Ethiopia la leedahay ku taala oo Dabagorayaale u dhow.waxan u malaynayaa degmada oodweyne Dabagorayaale uun ayaad ka taqaanaaKaliil dadka ha waalin ninyow, do you mean baho dhulbahante live in rabad khaatumo (in sool?)
so what are they doing in oodweyne in the middle of HY?

waan yaabay oo waxan is idhi ninku ba dhulbahante iyo raybad khaatumo ayuu garanwaayay[
hahahaahahaah waan kaftamaayey bro. waan kala yara aqaanaaa, laakin the resembalance is quiet funny (bah dhulbhanate to dhulbahante, raybad khaatumo to khaatumo)
Dabo gooryaale waa meeshaan ku dhashay bro laakin waxa kale aad sheegaysaan maan arag

ha layaabin he is from land down under waxkasta waa upside down from himTimo case seriously man? Dude WTF is wrong with you. Bah dhulbahante iyo dhulbahante side iskaga kaa dhex galen? Don't even get me started with raydab Khatumo iyo Khatumo state?(:

Somalistan, I am surprised that some HY kids are mixing up bah Dhulbahante and beesha Dhulbahante. Why do they call bah Dhulbahante that ugly nick name "Cabdi M"?Timo case seriously man? Dude WTF is wrong with you. Bah dhulbahante iyo dhulbahante side iskaga kaa dhex galen? Don't even get me started with raydab Khatumo iyo Khatumo state?(:

I will never question the nobility of a reer that are a descendant of Sheekh Isaaq Bin Axmed.I know I am not Somalistan but I'll answer this for you. From what I heard it is just some nick the Cismaan brothers use to tease each other since Cabdi
Cismaan was always the loud and rude one of the family. Nothing to do with their nobility though.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 8 guests