Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Majestic Oodweyne

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Majestic Oodweyne

Postby Thuganomics » Wed Feb 27, 2013 11:50 pm

La iskaga hadhkan wada Wajiga ah, xagee ka Salaanaa

:lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Majestic Oodweyne

Postby Siciid85 » Wed Feb 27, 2013 11:51 pm

Cabdi Cismaan are not the only BD though Lol, there is Cali Cismaan and Mahamud Cismaan(both BD). Sadeexdas ayaa la isku yirahda Bahdan.

User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Majestic Oodweyne

Postby Notorious13 » Wed Feb 27, 2013 11:55 pm

Cali siciid live in Oodweyne and the surounding area. We also live in burco and recently a sizable community in hargesia mostly young men moving to the city.

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Majestic Oodweyne

Postby Somalistan » Thu Feb 28, 2013 1:04 am

Thug: mujaahid Madaxdiin and mujaahid Haragwafi were both BDH.

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Majestic Oodweyne

Postby Somalistan » Thu Feb 28, 2013 1:06 am

Cabdi Cismaan are not the only BD though Lol, there is Cali Cismaan and Mahamud Cismaan(both BD). Sadeexdas ayaa la isku yirahda Bahdan.
Correct. Sifiican ayaad ukala taqaana beesha. You are indeed legit Internet suldaan.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Majestic Oodweyne

Postby Siciid85 » Thu Mar 14, 2013 12:38 pm

Image

Image

Image

Image

Image

Image

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Majestic Oodweyne

Postby kaliil » Thu Mar 14, 2013 1:18 pm

Kaliil,

ma ninkaaga leh Sheekh maa ka tirsanayd Hargaysa baa dal i baraya, sheekh miyaanay ka tirsanaan jirin gobolka Togdheer . Mida kale degamada Oodweyne ma waxad u taqaan tan maanta sida loo kala dago mise siday taariikhyan ahaan jirtay. Sida maanta loo kala dago Cali Siciidkan aad sheegaysid waxay u guureen Burco dalkaba ma joogaan , markaas maxaad kuwaasna u reebaysaa muse cabdalle na u raraysaa hadaad maanta ka hadlaysid sugulle ba ma joogo oo sugulle wuxu dagay Hargaysa. degaan ahaan Hargaysa ayuu Muse Cabdalle kaga badnaa Berbera oo Isxaaq mooyee Habar Yoonis Hargaysa dagta #2 bay ka ahaayeen , Berber ba waad kula ordaaysaaye maxaad Hargaysana u sheegi wayday?

Muuse cabdalle reer oodweyne ma ahaan jirin adoo ciyaal ah i bari maysid, berberanad aad ku waalatyna jilibo muse cabdalle ayaa daga , muuse cabdalle Berbera wuxu dagay 1940 , Ciise Muuse na waxay soo dageen 1920, intaasba waa shalay haday adiga wax weyn kula tahay aniga ilama aha. Markaas suuaasha meesha imanaysaa waxa weeye haday 1940 jilibo ka mid ah muuse cabdalle berbera dageen awal halkay dagi jireen? ma China?

Qabaailkan imika aad soo tirisay, Cali Siciid waad qasbaysaaye Cali Siciid waa reer Burco, ardaayada habar yoonis waxay u kala dagaan sidatan:

1- Habar Yoonis bari, sacad yoonis gadhweyn iyo xoogaa muse care ah.

2- Habar Yoonis burco, cali siciid , reer xuseen, xirsi bari, muuse care, reer cawl waa 5taas.

3- Habar Yoonis Galbeed , Isxaaq, Muuse Cabadlle, Ugaadh Cumar, Baha Ismaaciil, reer Sugulle , Ba-Dhulabahnate , Gumbuur.

Cali Siciid ma aha H.Y galbeed weligiina ma ahaan jirin waad qasbaysaa. Muuse Cabdalle na ma ahaan jirin reer Berbera waad qabsanaysa, nin kaste ba magaalada u dhow ayuu dagaan ahaan degaa, sida H.Y ta kale ba qaar Burco u dageen , qaar Ceerigaabo qaarna Hargaysa , sidaas oo kale ayuu muuse cabdalle oo magaalo ahaan Berbera ahayd 1930-1940 u dageen ee dagaan asal ahaan uma laha.

Shirkii ugu danbeeyay ee doorashooyinka ka hor qabaailka degamada Oodweyne daga , waatay ku shireen Oodweyne baaqna soo saareen, sidaan u sheegay ayuun bay ahaayeen weliba Guyoobe na ku jiro. Degamada Oodweyne adaa u kala qaybsaday 3 ee sedex na maaha ee waa wax ka badan 40 tuulo oo tuulo kaste reero baa daga , shalay bay ahayd markay Cigaal abokor iyo ugaadh cumar dhul isku haysteen , ugaadh cumar ayaan shirkoodii xataa laga maqal cigaal abokor maaha reer Oodweyne maacaada inan yar oo mafrish qaadka lagu ruugo Jaamacad u noqday.

Xplaya adigaa cali siciid oodweyne ka raraya oo muuse cabdale soo dejinaya :lol: . Cali siciid waxay ka midyihiin reeraha degmada oodweyne ugu badan. sidan kuu sheegay magaalada oodweyne waxa dega laba reer keliya oo kala ah ba dhulbahante iyo cali siciid, Xaaji Saalax oo ah magaalada labaade degmada ugu weyna cali siciid ayay u gaar tahay oo iyagaa keligood dega iyo tuulooyin badan oo kale.degmada oodweyne waxay ka koobantahay 58 tuulo.Haro sheekhdaan kuu sheegayay degmada Sheekh e Togdheer ka tirsanaan jirtay maaha laakiin waa tuulo ku taala xuduuda oodweyne iyo maroodijex waxaanay hore uga tirsanaan jirta gobolka Hargeysa laakiin imika markii oodweyne gobol loo magacaabay ayaa oodweyne la raaciyay. Waa meeshii berigii dagaalka faqashtu dadka ku xasuuqday. meel muuse cabdale oodweyne ka dego halkaas ayaa ugu dhowayd. Muuse Cabdale 1991 laga bilaabo ayay oodweyne caashaqeene hore deegaana uguma lahayn manay sheegan jirine degmada sheekh oo Togdheer ka tirsanayd iyo Berbera ayaa u deegaan ahaa. 1991 wixii ka danbeeyey ayay oodweyne kusoo durkeen oo deegaano badan ka samaysteen waxaana ugu danbeeyey tuuladii 2010 banka Tuunyo ka samaysteene Ugaadh Cumar isku layn gaadheen.6da ardaaye hore aan u sheegay ayaa oodweyne degi jiray laakiin baha ismaaciil, reer sugule iyo Gunbuur Ethiopia ayay galeen oo badankoodu degmada oodweyne way ka guureen inyar oo xuduuda labada dal ku hadhay mooyaane. imika markii oodweyne gobol loo magacaabay waxa loo kala qaybiyay 4 degmo oo kala ah Xaaji Saalax,degmada oodweyne, Raybad Khaatumo iyo Haro Sheekh.
6da ardaaye hore aan u sheegay ayaa oodweyne degi jiray laakiin baha ismaaciil, reer sugule iyo Gunbuur Ethiopia ayay galeen oo badankoodu degmada oodweyne way ka guureen inyar oo xuduuda labada dal ku hadhay mooyaane


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 7 guests