Moderator: Moderators



This is in conflict with the next statement.Madaxwayne Siilaanyo, waxa kale oo uu ka hadlay hadal la sheegay inuu ka soo yeedhay raysal-wasaaraha Somaliya, kaasi oo ahaa inay Somaliland iyo Somaliya awood milatari ku midaynayaan,
So there is allegation of the previous, but then denied by President Siilaanyo, of no word from the PM. Yet, the Siilaanyo decides to reply to these unsubstantiated allegations very un proffessionally and unpoliticly.waxaanu tilmaamay in xukuumad ahaan aanay haynin meel masuulkaasi hadalka noocaas ah ku yidhi Madaxwayne Siilaanyo, waxa kale oo uu soo qaaday “Somaliya in la ictiraafana wax cusub maaha oo Somaliya dal adduunku ictiraafsan yahay ayuu ahaa” ayuu yidhi waxaanu inyaa ku daray isaga oo ka hadlaya hadalka la sheegay inuu raysal-wasaaraha Somaliya “Dawladda Somaliya meel ay ku tidhi waanu duulaynaa (Somaliland) iyo xoog ayaanu ku midaynaynaa midna ma hayno, waxayna tidhaahdaa wada-hadal ayaanu waxayaga ku dhamaysanaynaa
What does easing of the arms embargo have to do with Somaliland?Madaxwayne Siilaanyo oo ka hadlayey cunaqatabataynta hubka ee Somaliya laga qaaday ayaa yidhi “Cunaqabataynta hubka ee Somaliya laga qaaday waa arin aanu aad iyo aad uga xunahay dhibaatada ay anaga noo keenayso”




his heads truly goneWhy would the pussyfaced boon threaten Somaliland in the first place? It was irresponsible of him.
There are rumors, and then there are diplomatic protocols. President Siilaanyo wuu ku gafay, to even acknowledge those kind of rumors.
Also, why is Somaliland so worried if the arms embargo is eased for DFS, even if it remains for Somaliland?


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: SadSayyid and 7 guests