Hargeisa 13/03/2013) SDWO.COM - SomalilandNews.net) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa maanta tababar u soo xidhay dufcadii labaad ee ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano RRU (Rapid Respond Unit). Ciidankan ayaa laagu talogalay la dagaalanka argagaxisda inkastoo uu wasiika arimaha gudahu hadlka raaciyey iyo rabshadaha iyo wax wal oo nabadgelyo daro ah
Sawiro:





Xigasho/Source: SDWO.com







