According to one site:
The important points being, 2, and 6, and the last but unagreed 7.1:in la xoreeyo dhammaan deegaannada gobollada Jubbooyinka ee haatan gacanta Al Shabaab ku jira.
2: In isku dhafo dhamaanba ciidamada Jubboyinka jooga oo aysan noqon hal dhinac oo keliya, lana kala beddelo ciidamada qaar oo qaarba meel la geeyo.
3: In la dhiso maamulka Jubbaland iyadoo ay u dhan yihii dadka gobolladaas wada dega
4: In la doorka ay ku leedahay ay ka qaadato maamul u sameynta Jubbooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya.
5:in la hagaajiyo xiriirka dhanka siyaasadda ee Jubbooyinka.
6. In si siman dhaqaalaha ka soo baxo dekedda Kismaayo loo wadaago oo aanay qaadan cid gooni ah,.
Waxaa jiray qodob kale oo la isku mari waayey oo markii dambe dhinacyada shirka ka qeybgalay ay ka tanaasuleen, kaasoo ahaa in tababar loo diro ciidamada ururka Raaskaambooni
There can be no obstacle to the free movement of Government troops in Jubbaland, whether to K-city or any other area. A new negotiation of the revenue generated from the port of Kismaayo. And the last point that was not agreed to was that Ras Kambooni troops be taken for further training, i.e. moved from K-city. This last point highlights the tension between the two sides, yet to be resolved.




