Moderators: Moderators, Junior Moderators


DHAGAYSO Dr Saacid: Gobolka Gedo ayuu ka go’daa in maamulka Jubbaland la dhiso
Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa shaaca ka qaaday in maamul usamaynta gobollada Jubbooyinka ay ka go’do gobolka Gedo.Isagoo kusugan Magaalada Garbaharey ayaa Cabdi Faarax Shirdoon waxaa uu sheegay in reer gedo ay yihiin kuwa go’aansan kara masiirka gobollada Jubbooyinka.
Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Dr Saacid
Hadalka Dr Saacid ayaa kusoo aadaya xili dhawaan uu tagay Kismaayo uuna ka biya diiday in xiligan la dhiso Jubbaland, ayna is afagaran waayen maamulka KMG ah ee Kismaayo.
http://waajid.wordpress.com/2013/04/01/ ... -la-dhiso/












Users browsing this forum: No registered users and 7 guests