Moderator: Moderators

viewtopic.php?f=250&t=324768Since they failed to recapture their socalled "hanti"(booli qaran), they have been reduced into beggars wal ciyaadu billaah: Please return us what is ours(booli qaran).
Madaxweyne Xasan Sheekh “Inta Muwaadin Soomaaliyed Hantidiisa la heyso Soomaaliya Ma dageyso”
Posted on Apr 1 2013 - 8:30pm by Master
« PREVIOUS | NEXT »
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirweynaha qaran ee ka wada tashiga dib u habeynta Garsoorka dalka, isagoo khudbad xasaasi ah oo dhinacyo badan taabaneysay uu ka jeediyay.
Shirweynahan oo ah kii u horeeyay noociisa oo ay dowladda Soomaaliya qabato ayaa waxaa ka qeyb galaya Wakiillo ka socday Maamullada Gobollada Dalka,Gar-yaqaanno,Aqqoonyahanno iyo Culumaa’udiin ka kala yimid Gudaha iyo Dibadda Dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay furitaanka shirka, isagoo sheegay in shirkan uu aas aas u yahay sidii dadka Soomaaliyeed ay ugu kalsoonaan lahaayeen Garsoorka wadanka, maadaama ay cabasho badan horay uga keeneen Muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaasoo ay sabab u yihiin daruufaha uu xilligaan wadanka ku suganyahay.
Madaxweynaha ayaa xusay in shirkan uu sidoo kale qeyb ka yahay 15 Shirweyne Qaran oo ay Dowladdu dooneyso inay ku qabato gudaha dalka, isagoo intaasi ku daray in waxyaabaha laga soo saaro Shirkan ay Dowladdu ka go’antahay diyaarna u tahay inay Dhaqangeliso maadaama ay soo saareen Wakiillo matalaya Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.
“Dowladda Soomaaliyeed waxaa ka go’an in ay Dalka ka hirgeliso Garsoor Dhab ah oo qaabeysan iyo Siyaasad Deggan si ay Ummadda Soomaaliyeed ugu dhiiradaan inaysan gorgortan ka gelin waxa ay xaq u leeyihiin una adeegsadaan Sharciga” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha oo khudbaddiisa sii wata ayaa ka codsaday ka qeybgaleyaasha Shirweynaha inay booqdaan inta uu socdo Shirweynahan Goobaha ay ku shaqeeyaan hay’adaha Garsoorka iyo caddaalladda u qaabilsan Soomaaliya gaar ahaan Maxkamadaha,Xabsiga Dhexe iyo Saldhigyada Ciidamada Booliska Soomaaliyeed si ay u helaan Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan sida ay u shaqeeyaan.
“Inta Muwaadin Soomaaliyed hantidiisa la heysto, Gurigiisa la heysto, beertiis la heysto Soomaaliya ma dageyso, waa in laga shaqeeya sidii la isku celin lahaa hantida la kala heysto”ayuu sii raaciyay hadalkiisa.
Madaxweynaha ayaa ku baaqay in la isku celiyo hantida la kala qaatay, isagoo sheegay in wixii ka dambeeyay 26-kii Janaayo 1991-dii wixii Hanti dowlad ay laheyd ee la bixiyay aan waxba ka jirin, isla markaana hantida dowladda dib loo soo celiyo.
Sidoo kale Masuuliyiintii ka hadashay Furitaanka Shirweynaha oo ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha Maxkmadda sare ee dalka Ceydiid Ilkaxanaf,Wasiirka Garsoorka ,arrimaha Diinta iyo Awqaafta C/llaahi abyen Nuur, Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarzan iyo Wasiiru Dowlaha cadaaladda Puntland Yuusuf Axmed Kheyr ayaa uga Mahadceliyay Madaxweynaha Somalia Go’aanka iyo Fikirka muhiimka ah uu qaatay ee ah in la qabto Shirweyne Heer Qaran ah oo looga arrinsanayo Dib u habeynta Garsoorka Somalia.
Sidoo kale waxaa Galabta madasha uu shirka ka socdo lagu soo bandhigay Taariikhda iyo Maraxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Garsoorka Soomaaliya,iyadoo masuuliyiintii ka hadashay ay kamid ahaayeen Sh. Bashiir Axmed Salad Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Prof.C/Wahaab oo kamid ah Xubnaha Guddiga Heerka Qaran ee Qabanqaabada Shirweynaha looga tashanayo Garsoorka.
Shirweynaha oo socon doona Ilaa 5-April ayaa waxaa qarashaadka ku baxaya bixinaysa Xukuumadda Soomaaliya iyadoo wax kaalmo ah ka heleynin Dowlado Shisheeye ama hay’ado caalami ah.
Waa Shirweynihii ugu horreeyay oo ay qabato Dowladda Soomaaliya 22 Sano kadib oo uusan Garsoorka Soomaaliya u shaqeyn sidii loogu talagalay maadaama ay Hay’adihii Garsoorka kamid noqdeen Hay’adihii ka burburay qaranka Soomaaliyeed mudadii ay kala dambeyn la’aantu ka jirtay wadanka.
Dhammaad.

This hutuking imbecil is possibly the stupidest person in Somalinet forums history.

Son hawiye ma taqaantidHutuking Enough with the calaacal. We need to see Hawiye walking the walk not talking the talk. Takes notes from the Isaaq, we have eliminated Darood from
Sanaag and Sool politically and militarily.

Hutuking Enough with the calaacal. We need to see Hawiye walking the walk not talking the talk. Takes notes from the Isaaq, we have eliminated Darood from
Sanaag and Sool politically and militarily.

allah muxxu iskahadlaay eydoorka negro you pay dhulos for their allegeience and as late as last month you lost lasqoraay and hudun to puntland, wallahi if faroole was anything like AY your little langaab tribe would have been sent packing, ps how is the ictifaar going?.Hutuking Enough with the calaacal. We need to see Hawiye walking the walk not talking the talk. Takes notes from the Isaaq, we have eliminated Darood from
Sanaag and Sool politically and militarily.

Slut?You mean the slut who you call mom?To be fair, Ogaden actually do have a sizeable population in Kismayo and the Jubba regions. What I dont understand though is where the hell the Majeerteen come into this? There were some families that moved from Bari to Kismayo but their population is insignificant compared to even the smallest native clan. At least it would have been caqli gal if Ogaden were the only ones raising their voices about Jubbaland.
Jubbaland affairs reached this level: Al Qawlu Qawlu Sawarim
Badnews for Cagdheer and punanis.

hutuking did you forget that it was MJ that made you kind second citizen in mugdishu, that relagated you to living under the shadows of the donkey hearders, you talk as though its 1991 and hawiye have actuall military power, LOLUtanga II

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 21 guests