Postby gobdoon » Thu Apr 18, 2013 10:14 am
Waqti waxaynu ku jirna waali iyo dad jiran oo isqarxinaya oo halkaasna naftoodi ku waynaya , dad kale oo eeyan aqoon oo wax denbiya ka gelina ay naftoodi ku buburiyeen , wa wax yaabaha aan ilaa hada fahmi karin , waliba inaga Somalida dhaqan waligeen uma lahayn , diinta islamkana shaqo kuma leh oo waxan shaki kujirin in qoomki falka nocaas oo kale ah sameeya inay cadaabah ilaah kuwa ugu xanuunka badan geli doonan.