man, back home people are paranoid, im scare i will killed, taking pics. ina illey iyo toog teesa baban ka baqi!
maya gar ban la bihi and i keep saying, weeysada ha ika jabinin hoono. lol
Moderators: Moderators, Junior Moderators



waxa kaloo dhacday isla masjidkaa mid baa isaguna wuxu guursaday gabadh rag badani doonayeen saa kii markii uu sidaa u guursaday baa la waayey beri danbe oo ninkii la ilaaway buu salaadii duhur ku tukaday masjidkii kabacdii inyar buu maqaaxidi nala fadhistay aniga iyo dhalinyaro kale saa waxa la waydiiyey sanad ku dhowaad meeshuu ku dhuumanayey wuxu yidhi "ilmadeeryaalow tan aan qabo mid seexataba ma aha waa mid markaan is rogaba lugta igu xoqda" intii garanaysay wuxu ka wado way is hayn kari wayeen berigaana waan yara saa waxan waydiiyey wuxu ka wado. Isagoon ii jawaabin baa xaaskiisii soo garaacday markaasuu yidhi war nabaday gurigii baa la iiga yeedhaye. Mar danbe baa la ii sheegay inuu leeyahay yacni mid dheregtaba ma aha![]()
bal naag nin shokansata , ya wah ko fali! innallilah
Walle iyo bille inankani waan ka hela. Wa daacad.




lol ya deega iyo de'anka in laka meerta raba? kuwa hoyooyinkod ba habaray!Qaar ba sowmul haada sidday fooda dhulka ku hayaan oo Illahay bariyan inay helan gabadh saas oo kale ee wax kale noo sheeg




rag anagoo kale ah baa wali fooda dhulka ku hayaQaar ba sowmul haada sidday fooda dhulka ku hayaan oo Illahay bariyan inay helan gabadh saas oo kale ee wax kale noo sheeg
faaraxiinta qaar baa yara daciif ah dee ha la yaabin
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 19 guests