Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xamari)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xamari)

Postby KingWaslawi » Sat May 04, 2013 4:40 pm

Yaa maqlay sheekadan?? runtii aad ayaan ugu qoslay...Luuqadda Xamarigu waa balaayo

Nin Aways la odhan jiray oo degenaa xaafadda Boondheere Muqdisho, ayaa wuxuu ka mid ahaa dhalin-yarada kubadda sharadka ku gasha badda qoorigeeda lagu ciyaaro.
Haddaba maalin maal-maha ka mida ayaa Aweys kooxdiisii ku guulaysanaysaa sharadkii, 1-0 goolkaasna waliba Aweys ayaa kooxdiisa u dhaliyay...
Aweys xilliyadii hore kubadda nin soo gala muu Bakiinka ayaa lagu ilaawi jiray, (bench-ga) maalintana nasiib ayuu kusoo galay, oo koox-doodii ayaa midi ka maqnaa.

Halkaas oo Aweys na fursad aad u fiican uga soo baxday oo u saamaxaday inoo helo fursad uu garoonka kusoo galo, sidaana kooxdiisa ugu ciyaaro...Halkaasna uu ugu saxiixay goolkii guusha kooxdiisa.

Aweys oo ahaa nin aad u faan badnaa, ayaa sheeko qosol iyo xirfad leh, ka samaynaya sidii uu goolka, u dhaliyay...Habeenkii markii asxaabtiisii isku yimaadeen, iyo bartii kulanka, si loo faaqido ciyaartii maanta dhacday, ayaa Aweys isagoo is qal-qaloocinaya oo kibir ka muuqdo, iskana dhigaaya sidii wax ku dhaawac-may ciyaartii maanta, ayuu imanayaa bartii asxaabtu fadhiday...

Mid asxaabtiisa ka mida ayaa odhanaaya ''Heey Aweeys, yaakhii maanta gool aas kuu baxaayay!''

Aweys ayaa odhanaaya. ''Gool waa dhashaa laakiin sees ku dhashaa'' ... Haye Aweys see yeeshay??

Markaasuu sheekadii bilaabayaa iyo siduu goolka ku dhaliyay:

Aweys wuxuu yidhi ''Uundisho (number 11) aa soo karoosay, tartiib aa xabadka lagu dejistay noo, laysma dhibaayo, fiirso yaa. Koo oo duwa (number 2) oo dhoore ah, aa isa soo qaad-qaaday. Gab aa loo siiyay, intaas uu u booday, gab aa siiyay intaas lee u booday, (kolba dhinac ayuu tilmaamayaa) kaas waa u dhammaatay, ma soo laabanaayo noo!

Koo oo taree (number 3) ah xaar ka buux aas ahaa, noo orod aa lagu dhaafay (Isagoo u jeeda xaar baa ka buuxa, ismuu qaadi karayn, oo orod uun baan ku dhaafay)

Koo oo kuweetare (number 4) isaga caataas ahaa noo, ( wuu dhuubnaa buu u jeedaa) markaa isaga kaasi cajir lee loo saaray noo, ( Gabigii siiba bawadada ayuun baa lagu qabtay, ileen waa kan dhuubane)

Maxaa kuu soo haray noo? Boortihii, (Gool hayihii) Isaga weershe aa isaga dhigay noo, (sidii wax cawaran) badda aan u fiirshay noo, isaga xawayaankaas waxa uu u qaatay, in aan aniga badda rabo, laakiin aniga barriga aa rabaa, noo, intaa maan kaa dhigaa, mise intaa aan kaa dhigaa aan dhahay noo, intuu dhahay iga dhig, waxaanan dhahay qabso, shab aa ku siiyay, ee calafkaa waaye ee ka fuuqso! :D

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13605
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xama

Postby AbkoowDhiblaawe » Sat May 04, 2013 5:12 pm

:lol: :lol: :lol: 8-)

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xama

Postby KingWaslawi » Tue Mar 25, 2014 5:44 pm

:lol: :lol: :lol: 8-)
Warsheekh wax sheekadanba fahmay malaa adigaa jira. Reer Boondheere ayuun baa fahmi lahaa sheekadan. :lol:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13605
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xama

Postby AbkoowDhiblaawe » Tue Mar 25, 2014 5:49 pm

sxb meeshan ciyaal fish and chips baa ka buuxa nooh thats why :lol:

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xama

Postby KingWaslawi » Tue Mar 25, 2014 5:52 pm

Waa runtaa Warsheekh meesha reer Xamar asal ah ma joogaan waa adiga iyo baabah. Bal ciyaal fish iyo chips maxay kuu fahmi dheh, waa Hydrogan oo miidhan oo ayeeydeed amlay ku dishay, habeenkiina 2am guriga usoo dhacda. :oops:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13605
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xama

Postby AbkoowDhiblaawe » Tue Mar 25, 2014 5:55 pm

:lol: :lol:

User avatar
ManD333q
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3459
Joined: Tue Nov 08, 2011 2:13 pm

Re: Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xama

Postby ManD333q » Tue Mar 25, 2014 6:31 pm

:lol: :lol: nin ka sheekaynaya ayaan mar maqley.

waayeel101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2799
Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey

Re: Yaakhii Doqonkaa Badda aan u Fiirshay Noo!! (Sheeko Xama

Postby waayeel101 » Wed Mar 26, 2014 3:51 pm

malayacni


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 81 guests