Postby KingWaslawi » Fri May 24, 2013 2:29 pm
Salool maya walaal, wuxuu leeyahay, hablihiina guur bay idinka filayaan ragow, oo siday marna maryo fashion ah u qaadanayeen, marna isu nuurinayeen, ayaa wajigii finan ka yeeshay...Idina qaad baad ku foorataan, he is talking all somali men in general, iyo balwada ragga Soomaaliyeed oo dhan.