ukuumada Soomaaliya ayaa mar kale qalqal Gelisay madaxda ugu sareysa maamulka Soomaaliland ka dib markii Safiiradii Dhawaan la magacabaay uu ku jiro Gudoomiyaha Urur siyaasasdeedka Gurmad ee Soomaaliland.
Nuur Faarax Xirsi Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedka Gurmad ayaa Xukuumada Soomaaliya waxaa ay u magcaawday safiirka Malezia u fadhin doona Dowlada Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa dareen hor leh ku Abuurtay Madaxda ugu sareeysa maamulka Soomaaliland oo ka war walsan Siyaasada madaxdooda ee ku wajahan Soomaaliya.
Madaxda Soomaaliland oo hore uga walwalsanaa Guddooomiyahii Urur Siyaasadeedka NDB, Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo Dowlada Soomaaliya ay u Magaan Wasirka Arimaha Dibada Soomaaliya tiiyo jirtay ayaa hadane Xukuumada Safiir u Magacoowday Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedka Gurmad.
War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Gurmad, Nuur Faarax Xirsi loo magacaabay Safiirka cusub ee Malaysia, u fadhi doona Soomaaliya.
More qaldaans coming to Xamar, rejecting maamulka soomaalidiidka mickeymouseland. They accept the reality






