War deg deg Ah:- Ciidamada Jubaland oo gacanta ku soo dhigay Cumar Buraale
30. juni 2013
Cumar Buraale oo ka mid ahaa ragii sheeganayay inay madaxweyne yaal ka yihiin maamulka Jubaland ayaa waxaa la soo sheegayaa in gacanta lagu dhigay.
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubaland C/laahi Sheekh Cismaaciil ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen Cumar Buraale haatana ay gacanta ku haayaan.
Arintaan waxay ku soo aadaysaa xili horay gacanta Iftiin Xasan Baasto iyo waliba Cabdi Baaley oo ayaguna ka mid ahaa raga sheeganayay inay madaxweyne yaal yihiin.
http://www.allpuntland.com/2010/anmview ... a=2244&z=1




