Moderators: Moderators, Junior Moderators

Only if the $20,000 dayn was to pay for my mehr. No actually xata markas ma gursadeen, waa shiid plus dabaal

Maxaa kujaban hadii ay labixiso daynta hadii uu wiil fiicanyahay.Sheikh Mustafa, naag rabto nin deyn lagu leeyahay ma jirto. Habeenkii soo kac, ilaahey tuug, duceyso, oo ilaahey faraj fiican ayuu kuu furi doonaa, adiguna dadaal sidaa deyntaas ku bixin laheed. Fi amanillah.

Kaba sii dartey maxaa rabta in ey deentada kaa dhiibto?Maxaa kujaban hadii ay labixiso daynta hadii uu wiil fiicanyahay.Sheikh Mustafa, naag rabto nin deyn lagu leeyahay ma jirto. Habeenkii soo kac, ilaahey tuug, duceyso, oo ilaahey faraj fiican ayuu kuu furi doonaa, adiguna dadaal sidaa deyntaas ku bixin laheed. Fi amanillah.

Waaan umaleeyay hadii lays guursado in aad midnoqonaysiin. Meaning waxkasto dhib iyo dheef laysku darsanaayo. So hadii uu wiilka dayn wato, It becomes daynta reerka soomaaha? Mise anigaa qaldan?Oo ma ayadaa lacagta cuntay marka ey deynta kaa dhiibeyso?

Loaded with what? Kuma Fahmin. Marka uu ninku lacag wato miyaa kawadaah?^yeah true laakin that only applies when you are loaded-markaas waxaagu waa waxeena

Waaan umaleeyay hadii lays guursado in aad midnoqonaysiin. Meaning waxkasto dhib iyo dheef laysku darsanaayo. So hadii uu wiilka dayn wato, It becomes daynta reerka soomaaha? Mise anigaa qaldan?Oo ma ayadaa lacagta cuntay marka ey deynta kaa dhiibeyso?

holla at me babedee mid jeebaduhu buuxan camal

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 12 guests