Moderator: Moderators


Ameen.Happy Anniversary Puntland . may your state prosper even more . Inshalaah























….””Guud ahaan shacabka reer Puntland meel walba oo ay joogaan,waxaan leeyahay Sanadguuro wanaagsan sanadka sanadkiisa nabadqab bashbash iyo barwaaqo Alle ha inagu gaarsiiyo…””ayey tiri Saado.
Waxay Xildhibaanadu ku tilmaantay guud ahaan gobolada Puntland dhul nabadeed isla markaana ah deegaan ugu Xadaarad dheer geyiga Soomaaliyeed.
…””Waa farxad aad u ballaaran,waa gobolada kamid ah geiyigeena Soomaaliya kuwa ugu nabada badan leh ugu Xadaarada dheer leh,waxaan leeyahay guuleysta..””ayey tiri.
Midnimada Shacabka.
Xildhibaanada oo hadaladeeda qiiro laga dareemayey ayaa sheegtay in mar kasta ay Jeceshahay isku Xirnaanta Shacabka reer Puntland meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan laga doonayaa bey tiri Saado in Shacabku noqdaan kuwa ka qeybqaata dhisitaanka dalka sida ay iyaguba uga qeybqaateen Jiritaanka dawladooda iyo dhulkooda.
….””” Waxaan idin ku duceynayaa ineydaan arag balaayo, ilaahayna idin ka xijaabo,caqligaas aad ku dhisteen Puntland waxaa la doonayaa inaad Soomaaliya oo dhan ku dhistaan..””ayey tiri mar kale.
Sheydaanku Yuusun Idin soo dhexgelin!!
Xildhibaanad Saado Cali Warsame ayaa kula dardaarantay Ummada reer Puntland iney Ilaashadaan Nabad iyo Barwaaqada isla markaana sheydaan soo kala dhexgelin.
Waxay Intaas ku dartay….”” Waan hubaa inaad tihiin Ummada aan waxba loo sheegeyn oo wax walba og laakiinse waxan leeyahay bashbash iyo barwaaqo waan idin hambalyeynayaa guda iyo dibadba….””ayey tiri.
Sanadguurada 15-aad ee aasaaska Puntland ayaa si weyn looga Xusayaa dal iyo dibadba,waxayna Shacabka reer Puntland u tahay maalin dhankooda ku weyn.






I Came in this thread to karbash faroole, but when i saw the people and their joy, and the somali smiles, my Heart refused to bash faroole, and reer puntland.. may god bless them in Peace and safety...

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 29 guests