Moderator: Moderators


Dowladda Somalia oo beenisay in Weerar lagu Qaaday Gaadiid uu la socday Madaxweynaha Somalia oo ku socday Marko
Talaado, September 03, 2013 (HOL) — Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in la weeraray gaadiid uu la socday madaxweynaha Soomaaliya oo degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose ku socday, kaddib markii Al-shabaab ay sheegtay inay weerartay gaadiidkii uu madaxweynuhu la socday.Dhinaca kale, Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya, Inj. Cabdiraxmaan Yariisoow oo ka mid ahaa wafdiga madaxweynaha ee Marko gaaray oo u warramayay qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalida, ayaa sheegay in warkaasi uu yahay mid been abuur ah oo aysan waxba ka jirin.
“Ma jiro weerar gaadiidkii uu la socday madaxweynahu lagu qaaday, madaxweynaha iyo wafdigii la socday si nabadgalyo ah ayay ku gaareen degmada Marko,” ayuu yiri Inj. Yariisow.
http://www.hiiraan.com/news/2013/Sept/w ... -33178.htm


its not even worth to respond to this shyt. Haye aa la dhahaa asaa laga tagaaStop lying you stupid jeberti scum![]()



somalia dhan anaa leh sxb.Warsheekh unukah runta sheega.
Mininkan mininkaga maaha.


Defeat in Jubba kulaha! ignorance!After conceding defeat in J/Land, it seems the Hagites are digging in.... in S. Hoose.




Do not believe in those sick people! they are far from the reality! Biyomal are our blood Brothers! thats why nobody have ever attacked them otherwise we would have put genocide on them like the rest! so we have indeed soft spot for biyomal! and they are amongst there people! Culusow will never have gone to marka otherwise! bc he cares about beesha Biyomal!Walleh, waan ka helay the Biyomaal Resistance Army's braveness. Inshallah, they will coordinate operations against the moryaans in partnership with the Baraawe Liberation Front. Indeed, Jubbaland will give them tactical and moral support. Waa guul for the peaceful inhabitants of the Shabeelle provinces.



Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 21 guests