Warka siduu igu soo gaaray oo kooban:
Wafdi ka kooban Dawlada iyo Amisom ayaa u ambabaxay kimaayo.
Qorshaha wuxuu ahaa in Raaskibaaki laga saaro Kismaayo oo
magaalada uu soo galo Barre iyo Ciidankiisa.
Raaskamboni waxay ka war heshay arinta oo waxay go'aansatay
in ay duulaan ku qaado Barre iyo ciidankiisa oo fadhiyay banaanka magaalada.
Kenyaatigii hoosta ay ku wateen way ka biyo diideen oo barta ay ku suganyihiin
way diideen iney dhaafaan. Fallaar baa nagu aadan bay yiraahdeen oo micnaheedu yahay
(HELL NO dunida ayaa isha nagu heysa).
Raskamboni intey baxday bey weerartay Korneel Barre iyo ciidankiisa.
Waxay magaalada kusoo laabteen iyagoo dhaawac badan wata oo lasoo tumay.
HOOG BAA KA SOO RAACAY.
WE AWAIT qadadka isgaarsiinta markey hawada kusoo laabtaan iyo waxey soo qoraan.









