Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

School named after famous poet Yam-Yam opened in Caabudwaaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
BuuloXubeey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1122
Joined: Sat Sep 07, 2013 12:18 pm

School named after famous poet Yam-Yam opened in Caabudwaaq

Postby BuuloXubeey » Sun Oct 20, 2013 5:26 pm

Image
Waxaa Magaalada Caabudwaaq ayaa markii ugu horaysay laga hirgaliyey School loogu Magac Daray Abwaankii Soomaaliyeed Allaha U naxariistee C/qadir Xirsi Yam-Yam kaasi oo Lagu Magacaabo Yam-Yam Primary School.

School kan oo ay dhigtaan in kabadan 150 arday oo isugu jira caruur yar -yar iyo qayb dadka waaweyn loogu talo galay in ay wax ku bartaan islamarkaana loogu soo dhisbo base-kooda School ka Yam-Yam Primary School waxaa la’aas aasay Julay-2013 waxaana wax ka dhiga macaliim gaaray ilaa iyo 4 macalin kuwaaso oo aqoontoodu aad u sarayso, school ku waxa uu ka kooban yahay 5 fasal .

School-ka Yam-Yam Primary School waxaa hirgaliyey Jaaliyada Dibada ee kasoo jeeda Waqooyoga Galgaduud kuwaas oo isku taxaluujiyey in ay ka qayb qaataan kor u qaadista waxbarashada deegaanka waxaana ay sheegeen in ay ugu talo galeen in ay ka faa’iidaystaan dadka deegaanka.
School ku ma ahan school ay cid gooni ah wax ku barato waaa school ay dadka deegaanka u wada dhaxeeya waxaana hada lagu wadaa in laga sii balaariyo inta hada uu yahay.

Qaar ka mid ah Odayaasha deegaanka iyo Qorba joogta hada deegaanka joogta ayaa si wada jir ah ugu baaqay jaaliyada hada gacanta ku haysa iyo cidkasta oo danayanaysa in ay ka qayb qaataan waxbarashada deegaanka in halkaas ay ka sii wadaan schoolkana laga sii balaariyo inta uu hada yahay oo lagaarsiiyo ilaa dugsi sare si ay ugu faa’idaystaan bulshada deegaanka.

Waa school kii ugu horayeye ee Magaalada laga furo oo kaasi oo loogu magac daray Allaha u naxariistee Abwaan C/qaadir Xirsi Yam-Yam waxaana hada wax ku barta arday isugu jirta Wiilal iyo Gabdho isagoo sidoo kale leh qayb dadka waxbarashada dadka waaweyna ah.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Galguduud”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests