Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Yussur Abraar Bank Governor Headed Back To Mogadishu........

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Yussur Abraar Bank Governor Headed Back To Mogadishu........

Postby oxymoron » Mon Nov 18, 2013 9:05 am

Yussur Abraar Bank Governor Headed Back To Mogadishu........ :|

War ay na soo gaarsiiyeen shaqsiyaad diblumaasiyiin ah oo magacooda ka gaabsaday ayaa sheegaya in Yussur Abraar oo dhowaan loo magacaabay Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya, iskana casishay xilkaasi markii sida ay sheegtay lagu qasbay in ay saxiixdo dukuminti dowladda Soomaaliya ay ku dalbaneyso in lacagihii bangiyada caalamka u yiilay Soomaaliya lagu soo wareejiyo, iyadoo Yussur ka hortimid dalabkaasi, sheegtayna inay saxiixeyso waraaqahaasi keliya haddii lacagtaasi ay ku soo dhaceyso qasnada bangiga dhexe.

War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in Yussur Abraar ay ku sugan tahay Xerada Xalane ee ku dhow Garoonka dayuuradaha, iyada oo ay wehliyaan saraakiil ajnabi ah, waxaana ilaha wararka na soo gaarsiiyeey ay tilmaamayaan in dowlado shisheeye oo aan la carabaabin kuwa ay yihiin in ay la soo xiriireen Madaxweynaha & R/wasaaraha ayna ka dalbadeen n Guddoomiyaha bangiga dhexe loo madax-banneeyo shaqooyinkeeda.


Is-casilaada Yussur ayaa dhabar jab weyn ku noqday dowladda Soomaaliya, waxaana iyada oo Dubai-UAE joobta ay sheegtay Yussur in sababaha ay isu-casishay ay ugu weyneyd hanjabaad uga timid xubno qaraaba la ah Madaxweynaha, oo sida ay sheegtay ugu hanjabay in ay dilayaan haddii ay ka dhega-adeegto dalabkooda.

Shabakadda Dayniile oo dedaal dheer u gashay si ay u ogaato xogta rasmiga ah ee ku saabsan dib ugu soo laabashada Muqdisho ee Yussur waxey akhristayaasheeda u balanqaadeysaa in ay u soo gudbiso macluumaadka sax ah.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: gobdoon, nnjrewzas112 and 35 guests