Moderator: Moderators


Did you know that Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf is one of the richest Somali people if Not the Richest if you look at how many Villa he owns and how many Farms lands and businesses he owns and the salary he makes each month?Waxaa dhab ah in adeerkeey Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu leeyahay Garoonka N50, xoogna looga heesto. Balse waa balan inuu mardhaw uu dib usoo ceshan doono insha Allaah.![]()
How can a normal person own a state property ? Km-50 airportkeeda dowlada ayaa dhistay sxb. Xaaf meeshuu qabsadey, diyaaradaha jaadkana wuu ka soo dejin jirey iyo daallo airlines maahanee asaga ma leh garoonkaas. Dulimiga aa taagereysid iska dhaaf sxb.
Muqdisho:- Xilli Todobaadkii la soo dhaafay lala wareegay Garoonka diyaaradaha Ee NO.50 Gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa soo baxaya in toos loo xalaashaday hantida ganacsade Xaaf.
Kooxda Al Shabaab ayaa dhac u geystay Hanti uu lahaa ganacsade Axmed Ducaale Geele taasi oo ay toos uga qaateen Degmooyinka ay shabaabka ka maamulaan Muqdisho iyo duleedka caasimada intaba.
Maleeshiyaad la sheegay in ay Shabaab ahaayeen ayaa waxa ay xoog ku galeen Garaashyo iyo guri uu Xaaf ku lahaa Degmada Heliwaa Muqdisho halkaasi oo ay kala bexeen Gawaari waaweyn iyo qaar yaryar iyo hanti fara badan.
Garaashyada iyo guriga ay galeen ayaa waxaa la sheegay in mudooyinkii u danbeeyay si caadi au uu ganacsadahaasi Hantidiisa ugu haystay isagoo aan cagaha soo dhigeen dhulka islaamiyiinta haysteen.
Sidoo kale goobaha Hantida Ganacsade Xaaf laga qaatay oo xalala looga dhigtay ayaa waxaa ka mida dhismayaal uu dhawaan ku dhistay Deegaanka KM.13 iyo degaanka Buula mareer Ee Sh/Hoose.
Gawaarida muhiimka ah ee ganacsadaha laga qaatay ayaa waxaa ka mida Baaldoosaro waaweyn iyo gawaari nuuca Remorka loo yaqaano oo ganacsatada ay dad ugu shaqeynayeen.
Lama garanayo sababta ka danbaysay in la xalaalaysto Hantida ganacsade Axmed Ducaale Xaaf oo dhawaan laga qabsaday Garoonka diyaaradaha NO.50 Ee Gobolka Sh/Hoose.
E_Mail:webmaster@shacabka.net
Ama:Wararka@Shacabka.Net
------Istiila77@Live.Com
-----Qays_18@hotmail.com
Xafiiska Wararka Shacabka.Net
Muqdisho-Somalia.

Says who? You?This is pure injustice. HG have eliminated their rights as guest in SH. They need to go home before they cause further problems for the peace loving natives.

All the natives says this, i dont even think one group wants you there, you are not welcome there.Says who? You?This is pure injustice. HG have eliminated their rights as guest in SH. They need to go home before they cause further problems for the peace loving natives.


It says shared account, hey, what do you have against me being your neighbour? I'll come visit you in the Jubas and you can visit meAll the natives says this, i dont even think one group wants you there, you are not welcome there.Says who? You?This is pure injustice. HG have eliminated their rights as guest in SH. They need to go home before they cause further problems for the peace loving natives.![]()
Btw whats with this split personality disorder you got? Werent you Cisse a minut ago?



fixed.Shabeelada Hoose = Biyomaal,digil mirifle,habar gidir,abgaal,murusade,tunni,cadcad,jareerweyn,moobleen,wacdaan,hilibi,xawaadle,Gaaljecel,sheikhaal,

How is Awdal coming along?Shabeelada Hoose = Biyomaal

Shabeelada Hoose = Biyomaal


How is Awdal coming along?Shabeelada Hoose = Biyomaal![]()
S/hoose is owned by all Muslims, not a specific kind

Shabeelada Hoose = Biyomaal
![]()
![]()

Plot twistShabeelada Hoose = Biyomaal
![]()
![]()
![]()
aren't you a man what the flower for?


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Waachis and 18 guests