Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Godane Exposed!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Godane Exposed!!

Postby Bermooda » Sun Dec 29, 2013 12:18 pm

This flip flopper head is definitely coming of in 2014 mark my words. He has been making too many enemy and now they're hitting him back hard (on the radio waves anyway's for the time being :lol: )


Axmed Cabdi Godane oo ah ninkii dhakray ee fashiliyey jihaadkii soomaaliya iyo saxwadii islaamiga aheyd ee ka curatay dalka soomaaliya,ayaa xiliyadii ugu danbeeysay waxa isa soo tarayey fashalka iyo dhagartiisii oo bananka usoo baxeeysay.

Kalmadaan uu leeyahay Godane oo la jeediyey muddo dhoor iyo toban sano kasoo wareegatay ayaa waxa uu kaga sheekeeynaya in ay jiraan xarakaat islaami ah oo sheganaya in ay ka shaqeeynayaan camalka islaamka balse loo aasaasay in ay lugta qabtaaan camalka islaamka sida in ay fashiliyaan in la hirgaliyo ku dhaqanka shareecada islaamka.

In la suuraad xumeeyo camalkii oo shacabka muslimka ah loo tusiyo in camalkaani uu xambaarsanyahay halaag iyo culeys oo an la xamili karin .

Godane ayaa cadeeyey in ay jiraan xarakaatka islaami sheeganaya,xaqiijinayana danaha gaalada iyaga oo qaarkood si toos ah ugu shaqeeyaan,halka qaar kalana ay u shaqeeynayaan gaalada iyaga oo an is ogeyn.

Godane ayaa tilmaamaya in kooxaha umadda islaamka fashilkooda loo soo diray ay leeyihiin calaamado badan o ay ka mid tahay in ay gaaleeysiiyaan ama ay dilaan cid waliba oo ku khilaafta ijtihaadkooda ama fakarkooda,waana dhaqankii uu asaga uu ku laayey culimo badan.,sidoo kale waxa uu ka hadlay in calamadahooda ay ka mid tahay in kalamadda ay ka leexiyaan macnaheeda si umaddu ay u lumiyaan.

Godane ayaa horay uga been abuurtay aayado iyo axaadis badan macnahooda sii uu ugu xadgudbo madax ka tirsaneyn mujaahidiintii Soomaaliya.

Waxa sidoo kale lagu been abuurtay madax ka tirsan mujaahidinta Soomaliya, waxaana laga sheegay waxyaalo an u cuntamin qof muslim ah in laga sheego si loo dhumiyo mujaahidiinta mukhlisiinta ah.

Calaamadaha uu ku sheegay Godane kooxaha khilaafay manhajkii Rasuulka SCW waxa ka mid ah, in ay hor-istaagaan Ducaada oo ay u diidaan in ay dacwada gaarsiiyaan shacabka,Godana ayaa sheegay in xarakaatka inxiraafka agtooda an laga jecleyn culimada,waxa ayna ka necebyihiin dadka mukhaadaradka isticmaala ayuu raaciyey hadalkiisa.

Godane oo an is ogeyn in uu jeediyey muxadaraad noocan oo kala ah ayaa tilmamaya dariiqiisa iyo dhagarta shacabka muslimka ah ee soomaliyeed uu u dhigay.

Muxaadaradan oo aheyd mid musalsal ah oo kaga hadlaya taariikhda salafiyah jadiidah ayaan kasoo qaadanay qeyb ka mid ah.





PS for those who want know where i got it from @harunmaruf on twitter :up:

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25242
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Godane Exposed!!

Postby original dervish » Sun Dec 29, 2013 2:11 pm

Kudos to the guy......He's got five million southerners collectively shitting their pants....including Haasan "I'm the president" Sheikh. :Obama:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 26 guests