Waalawaashay. Soomaali gaal ah waligeey ma arkin.
Moderators: Moderators, Junior Moderators




Dee waa lasheegaah laakiin soomaali gaal ah oo hadlaayo, oo gacmo leh, oo afsoomaali kuhadlaayo ma arkin. Tani waa Mucjiso maahan wax aadi ah. Kaaga darane waa nin weyn bal muu xishoodo waaxay gaalnimo.Waligood bay jireen Somali gaal ah...just like umada kalo kale..somalida nooc walba wa laga hela..maxaa ula yaabtaan markaa wax yaalahan oo kale aragtaan..waxaad mooda dadka qaarkood in ay dhagax hoostis ku nolyihiin.




Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 68 guests