metamorphosis
Just shut the f*ck up, you little piece of jeberti sh*t ! You never died anyone except for your xabashi masters. Anaga hanoola imaanin beenta adeerkaa kuugu akhriyay qashinyohow

Xiinow moxambique we were liberating your kin from amison and axmaar brutality. Ras kamboni was known as jugta culus in hamar back when it was led by sh. Hassan turki.
. (Muqdisho, Arbaco, 24, Sept, 2008,(Hornafrik Media) Xoogaga Mujaahidiinta Raaskambooni ee uu hogaamiyo Sheekh Xasan C/llaahi Xirsi (XasanTurki) ayaa caawo markii ugu horeysay weerar gaadmo ah ku qaaday saldhigyada ciidamada Midowga Afrika ay ku lee yihiin isgoyska Km4 ee Muqdisho, halkaasi oo in mudo ahayd uu ka soconayay dagaal la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo madaafiic tiro badan ay ku hoobanayeen deegaamo dhowr ah kuwaasi oo durbaba geystay khasaarooyin badi soo gaaray dadka rayidka ah ee colaaduhu diloodeen iyadoo madaafiicdaasi qaar ay ku soo dhaceen suuqa ganacsiga ee Bakaaro.
Iska horimaadkaasi intii uu socday ayey duqeyn farabadan geysteen ciidamada Amison ee la weeraray kuwaasi oo si aan kala sooc la ahayn u garaacay meelo ka mid ah caasimada Somalia ee Muqdisho, suuqa Bakaaro oo kaliya waxaa ku soo dhacday ku dhawaad toban madfac kuwaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka reer Bakaaro ilaa iyo iminka waxaa la xaqiijiyay in ka badan shan qofood in ay ku geeriyoodeen duqeyntaasi tiro taa ka badana ay dhaawacyo ka soo gaareen.
Weerarkaasi ay soo abaabuleen Mujaahidiinta Raaskanbooni ee ka amar qaata Xasan Turki, ayaa mar sii horeysayba sheegay in aysan ka mid ahayn xoogaga qaatay xabad joojinta isla markaasna ay ka madax banaanyihiin garabyada siyaasada ku kala irdhoobay ee ku sugan magaalooyinka Jabuuti iyo Asmara.
Afhayeen u hadlay ururkaasi oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Maxumad Dulwadeyn ayaa goor dhaweyd qadka taleefoonka shir jaraa'id oo ay xogwaramayaan dagaalkaasi warfidiyeenka u qabtayDhageyso
Duqeynta Bakaaro ee caawp ayaa ku soo beegmeysa xili ay weli isi soo tarayaan cambaareynta kuwii hore ee suuqa dadka farahabadani loogu laayay bari dhawaa.
We were in hamar to free your occupied ass.
