It started 15 years ago. First hand ama gacantii hore waxa qaatay Cumar Maxamuud, Then Cismaan Maxmuud, after that Ciise Maxamuud.
Intaa ka dib waa la bacday mar kale, waxaana qaatay Cumar Maxamuud!
15 sano oo ay jirtay saddex reer oo walaalo ah ayaa isu bad badalayay, reeraha kalena waa laga hor istaagay.
Markaa miyaan la odhan karin waa hagbad reerkii bilaabay ayaa markii labaad qaatay.





