HOL ArticleMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay markii ugu horreysay tan iyo markii golaha amniga ee Qaramada Midoobay ay cunnoqabateynta hubka ka qaadday Soomaaliya sannadkii hore inay hub kasoo iibsanayaan dalal aanu carrabaabin





