Lamagoodle
Beerka ii huraa iga gudoon gacalka.
Asxantu qalanjo.
Waxaan soo xasuustay heestaan. Mid magaceedu ahaa MAANO oo maqabiyo ah ayaan beri bartay. Heestaan ayaay dhageeysan jirtey markaan mid Lamagoodle ah oo saaxibteeda aan bartay
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Lamagoodle
Beerka ii huraa iga gudoon gacalka.


Gaarida haweenkaay, taasi waxaay ahayd markaan yaraa. Beryahaan maqabiyo iskaba dhaafe xataa gabar assalamu calaykum ma dhihi. Waxaan noqday garoob gaad.Casha cabdoow
Maqbiyo xita kaama fakanin?


Rageedi, wixii duxaayo ku dadaal deenba haa lagu yeeshee.

Geesiyoow aan waa ku gartee
Yaa salaam!!!! meeshaan minaan kugu arko farxad Ayaan la dhiicaa! Gormaa iigu dambeeysay kalmadaha noocaasi ah?


Geesiyoow aan waa ku gartee
Yaa salaam!!!! meeshaan minaan kugu arko farxad Ayaan la dhiicaa! Gormaa iigu dambeeysay kalmadaha noocaasi ah?
Gacal in aas ku galeee
Maa kugu gaari karee
Waa ku garbeehaaye








Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 33 guests