LJ. Kuwaan ma aragtay saaxib? I think they have talent:
Odeygaan waa khataros . Heesta uu qaadayo ma taqaanaa saaxib?
Moderators: Moderators, Junior Moderators


kan shimbirta u eg waan arkay. Heesta xitaa isagaa kaga fiican Kinsi iyo Xarago
LJ. Kuwaan ma aragtay saaxib? I think they have talent:

Waan aqaanaa kani heestu qaadaayo (Wejiyaal is xasuusta). Laakin odeyga Ayaan ka waday. Waa hees aad u fiicankan shimbirta u eg waan arkay. Heesta xitaa isagaa kaga fiican Kinsi iyo Xarago
LJ. Kuwaan ma aragtay saaxib? I think they have talent:
You have missed it. Its on page 11
Sidii baasto la laaday
oo bilaydhku wareego
Hadba baal carartaayee
Weysku baahi qabnaayee
An bilowno jacaylka








Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 39 guests