Awdal xaq ayey u leedahay inay ka Go*aan maamulka Somaliland. qabiil waliba oo somaliyeed waa u xur inuu aayahiisa ka taliyo.. haddii Hargeysa lagu qasbi waayey inaysan xamar ka Goosan bal maxaa u diidaya in AWdal ay iyaguna ka goostaan HARGEYSA..
Good luck to you Awdal brother.. haddii aad u baahataan ciidan Abgaal oo isaaqa idinka celiya waa idiin soo direynaa inshalah... dekada warsheekh ayaaa markab ciidan buuxa ka soo dareynaa markabkaas wuxuu dhawaan ku soo xiranayaa dekada ZAYLAC ee ka dirsan Jamhuriyada Awdal-land. ka dibna xuduudaha Awdal-land ayaa difaac ka galeynaaa. Somaliland waa inay ixtiraamtaa GOOSASHADA jamhuuriyada AWDAL-LAND.




