In the bordertown Atto(Bakool) between Somalia and Ethiopia there is interesting war going on.
TFG, Liyu Boolis and Xabashi on one side against Terrorists and ONLF on other side.
So far 40-70 people from both sides killed.
Moderator: Moderators



http://afdheer.com/index.php?option=com ... Itemid=127Yeed (Afdheer) Ciidamadii ka baxay degmooyinka xuduudka la leh Dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya (DDS Itoobiya) ayaa gaaray deegaanno hoos taga degmooyinka Xuddur iyo Waajid oo ka tirsan gobolka Bakool kadib dagaallo xiriir ah oo socda 3 maalmood.
Ciidamadan oo isku jir ah iskana kaashanaya la dagaalanka Shabaab ayaa guulo waaweyn ka gaaray duulaan aan qarsoodi aheyn oo ay ku qaadeen saldhiyada maleyshiyada shabaab ku lahaayeen gobolka bakool kuwaasoo ay gabi ahaanba la wareegeen wixii agab ahaa ee ay ku heysteen deegaanadaas.
Gaadiid badan oo tekniko ka mid tahay ayaa lagala wareegay shabaab waxaana laga qabsaday goobo la aaminsan yahay inay ahaayeen keydka ugu weyn ee maleyshiyada shabaab. Shabaab waxaa lagula dagaalamay tuulooyinka laga qabsaday iyo dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya xuduudka illaa halka ay ciidamadu joogaan hadda oo laga sifeeyey.
Guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Toll oo ka warbixiyey duulaanka ay ciidamada iskaashanaya ku qaadeen shabaab ayaa sheegay in duulaankan yimid kadib markii ay shabaab weerareen ciidamo ahaa ilaalada xuduudka oo deganaa Ato duleedkeeda.
Bakool
Bakool
info@afdheer.comThis e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
afdheer.com

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 22 guests