Gabar ayaa waxay weydiisatay hooyadeeda in ay xumaan la sameyso ragga ( sino), hooyadii ayaa ka waanisay ileen waxa ay dalbatay gabadha waa wax aad u fool xun oo sharafteeda baabi’inaya balse gabadhii wey ku adkeysatay rabitaankeeda, marka ay ku celcelisay in badan ayaa hooyadii ka ogalaatay, laakiin gabadha condition ayaa la hordhigtay.
1: Hooyada waxay ku dhahday gabadheeda waxaan kaa rabaa in aad subaxnimada bari aad hor istaagto madaxtooyada oo marka uu soo boxo xaakimka ( madaxweynaha) in ay isku tuurto dhulka asaga hortiisa sida qof miir daboolmay oo kale kadib sug waxa kugu dhacayo. d e
Wey aqbashay gabadhii codsiga hooyadeeda. Markuu waaga bariyay ayaa gabadhii hor istaagtay madaxtooyada horteeda marka uu soo maray xaakimka ayaa gabadhii dhulka isku tuurtay, isla markiiba waxaa usoo degdegay xaakimkii oo ka qaaday dhulka waxaana hareereeyay dad badan oo goob jog ahaay. Gabadhii isla markii waxay iska dhigtay qof soo naaxay waxayna u mahad celisay xaakimkii , markaas ayey si dhaqsa ah ku soo aaday guriga si ay u sheegto hooyadeeda in ay si guul ah ku fulisayimtaxaankii 1 aad.
Hooyadii ayaa ku tiri gabadha : Bari sidoo kale sameey, markuu xaakimka ku agmaraayo isku tuur dhulka , gabadhii wey fulisay arinkii balse tookadan arinta wey ka duwantahay midii hore, xaakimkii did not pay any attention to the women wuu iska akmaray, luckily waxaa dhulka ka qaaday wasiirkiisa markaas ayaa gabadhii iska dhigtay qof soo naaxay oo kale aad ayeey ugu mahadnaqday wasiirkii waxayna sidookale u soo degdegtay guriga si ay hooyadeeda ugu sheegto in ay fulisay si guul ah.
What is the next step Mum ‘said the girl’, hooyadii ayaa dhahday sidii oo kale waa in aad ku celisaa falkii aad sameysay.
Maalintii xigtay ayaa gabadhii falkii ku celisay gabadhii balse markaan sidoo kale wey ka duwantahay xaaladdii hore , markaan markii ay gabdha dhulka ku dhacday ayaa waxaa u imaaday taliyaha ciidamada ilaalada oo wuxuu ka leexiyay waddada wuuna isaga tagay sidoo kale dad yar ayaa ak istaagay.
Gabadhii ayaa ku soo laabatay , waxay u sheegtay hooyadeeda waxa dhacay iyadoo dareemeyso ciriiri iyo shalaay , markaas ayay ku tiri hooyadeeda ma dhamaaday imtaxaanka?
Markaas ayaa hooyadeeda ku tiri : I need you to do the same task for the next 3 days and will let you know the outcome. Gabadhii wey sameysay saddaxdii maalin , balse maalintii u danbeesay qofna uma imaan waxay guriga timid iyadoo ooyeysa ileen imtaxaankii ayaa sii adkaaday maxaayeelay maalintii u danbeesay ma jirin qof u imaaday in uu u gurmado balse waxaa dhacday in lagu jeesjeeso oo qaar dadka ka mid ah xitaa ay haraantiyaan.
Finally, hooyadii ayaa gabadheeda ku tiri
waa sidaan xaalada sinada marka hore waxaa ku imaanaya oo ku damcaya qof madax sare ah, qof hanti badan leh iyo qof qurxoon balse mudo kadib marka aad ku jirto sinada waxaa kaa cararaya dadka oo idil weyna kugu jeesjeesayaan oo kumana soo laabanayaan sharafkaagana wuxuu noqon qofka ugu liita bulshada oo miyaad rabtaa gabadheydiyay in aad sino sameyso !
Caqligii ayaa usoo laabtay gabadhii waxayna u mahadcelisay hooyadeeda xikmada leh waxay ku tiri; hooyo waad mahadsantahay waxaad i bartay cashar mana samayn doono xumaantaas.
Sinada waa waxa ka tira sharafta[waa waxaa Rabi ka careeya, sidoo kale waa waxa qof risqiga iyo nolosha ku ciriiriya ugu danbeeyntii qofka waxaa ku adkaada in uu sameeyo wax horumar ah oo ku sabsan aduun iyo aakhiraba], waa waxa kala fogeeya bulshada kana dhiga qof liita oo istaahilin xushmeyn fadlan isku day in aad ilaashato sharaftaada si aadan u weeynin heerka aad ka joogto bulshadaada dhexdeeda.
http://koshdul.blogspot.se/2013/11/gaba ... oo-ka.html



