Postby YummyMummy » Sat Jul 05, 2014 4:46 pm
Horta nimankan walaaladay ah maxaa kasi ah? Dhexdhexaad maxaa idiin waayay? Dadka muslimka ah ee dhintaa waa sawaasiya, waa iskuwadamid, waana walaaladaa. Of course don't go to the extreme of neglecting your natural allegiance to Somalis, be it through ducaa or sadaqah or physically doing something (e.g. building an orphanage, hospital or a school). But also don't go to the other extreme of saying you don't care about the blood of Muslims being shed by cadowga ilaahay iyo anbiyada ee yahuuda ah (I have taken care to transliterate your very bashful & inappropriate words). Hadaad iyagana ad ducadaada ad kudartid ama ad sadaqo kabaxsatid ma wax baa kaa dhinmaya mase Somali baa sidaa daraadeed udhimanaysa?