Moderators: Moderators, Junior Moderators

I LOVE your posts, wallahi maa shaa Allah, whenever I see one of your posts I read it as if it's my grandmother saying it, with the heavy waqooyi accentJasmine walaal taladayda qaado oo iska guurso, sidani si maaha waad ku rafaaday topic-yada aad maalin walba furaysid ee ka hadlaya guurka iyo axwaashiisa.
Iska guurso walaal ilaahay baa faxane, reerkana u badheedh oo haddaadan waxba hayn xaggaaga, iyagaa kuu donayee ruug-buur fiican ii doona dheh.
Sidani si maaha billaahi caleek waa dhimasho, markaa intii laguu bixin lahaa magaca ah (CEEB-YUURURTA) damiina ha ahaadee waxaad aragtaba ku qabo oo ha u nixin.
Nasiib wanaagsan abaayo.

Jasmine walaal taladayda qaado oo iska guurso, sidani si maaha waad ku rafaaday topic-yada aad maalin walba furaysid ee ka hadlaya guurka iyo axwaashiisa.
Iska guurso walaal ilaahay baa faxane, reerkana u badheedh oo haddaadan waxba hayn xaggaaga, iyagaa kuu donayee ruug-buur fiican ii doona dheh.
Sidani si maaha billaahi caleek waa dhimasho, markaa intii laguu bixin lahaa magaca ah (CEEB-YUURURTA) damiina ha ahaadee waxaad aragtaba ku qabo oo ha u nixin.
Nasiib wanaagsan abaayo.

Get a husband first, then start worrying about whether he will lose weight or not Lol. No offence.

After sex usually man gain weightGet a husband first, then start worrying about whether he will lose weight or not Lol. No offence.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 72 guests