Waaba naag edeb daran, ramadaanta intay cibaadaysan laheyd oo ilaahy ka bariye laheyd nin khayer qaba..bay kolba nin skype isku balaqeysa.Everything happens for a reason nin yahow...naagta wa inaad dhirbaax kulul ku dhufatid intaanu nin ciyaal suuqi ka faaideysan.
Runta oo sheeg oo waxaad ku tidhaah " naaya qiimo isku yeel..in less on hour baad kuliga i wada tustay..there is no suprises left gabadh yahy..imsa nin baad skype oo dhoolo cadaysay.No, no , no..thats not the kinda mother i want to raise my future kids.Ma anaaba naag skype kolba nin kala sheekaysta aamini kara.Dib danbaysana ha ila so xidhiidhin...waxaan iga talo ah inaad edeb daradan iska daysid.A decent girl si sharaf leh baa guriga hooydeed looga so doona...naag laakin nimanka baacsaneysa online...yaa saatir.
Nabadeey gabadh yahy.
Just send that to her.

Salool sis that's so harsh, no need for that, qofku waa bani aadmi waa layska gafaa every now & then, maxuu baddeeda ugalayaa oo ugeeyey caruur iyo future? Too many doors opened unnecessarily, it prolongs things...
Marques: what happened to us saaxiib?

Disgusting, I see how you roll

On a serious note, just salaam the sister & isuma qalmano, waxan filayey that long-distance would work but that's not the case. Take care walal & khair ban kuu rajeenayaa. Simples.