Dadka qurbaha yimid waxaa aad ugu batay cudurka dhimirka. Taas waxaa ka daran way ka xishoodaan inay is daweeyaan. Ama waxaa ku badan "Denial" ah inay jirran yihiinba.
Taas waxaa kasii daran, maadaama ay qarsadaan Somaalidu cudurka dhimirka. Marka uu qofku dhib geysto, looma tix geliyo xaladdiisa maadaama ayna ku jirin jirradiisu record-ka.
Waxaa suurtowda inay xaajiyadda wax dishey madaxa ka jirranayd.
Ilaahay marxuumaddaas dhimatay ha u naxariisto. Reerkeediina samir iyo Iimaan haka siiyo.
Sidoo kale midda gacan ku dhiiglaha ah, haddii ay ahayd ruux dhimirkeedu dhiman yahay Ilaahay ha u gargaaro. Qoyskeedana Ilaahay Kurbada, naxdinta iyo welwelka ha uga sahlo. Ilaahow sahal amuuraha.
Somaali Ilaahay bay leedahay, halkaas raggeedii ayaa dhigey
Aamiin Aamiin