Bella, check this out, qosol aad la suuxi doontaa:
Moderators: Moderators, Junior Moderators







WTF looooooooolWaxaan kuu raadinayaa, jacaylkaagaa I galay. Habeen kaama seexdo, qalbiga Faarax Faarax, wadnuhu Fug Fug.
Jidna uma qalantid inaa lagu joojiyo. Geelna sara joog kuma rimmaa la yiri.

Ahahaaaay! Waryaa waaba foodda tan. Aniga waabay iga darneyd show.
The first guy is real OG walaahi.
Lol awoowe wuu ka baxsaday gabay waalan iyo hees ayuu ka soo tuuray.Xubi, xabibi, xayaati xabadka ii saar.. ii xoodaami.. xaada ii kici





Faarax Murtinle wax ka waalan maa arag duqa.


Very enjoyable bella, good laughs in there, thanks for sharing!

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 71 guests