Recession baa lagu jiraLJ , horta maalmahan YouTube channel-kaaga video cusub ma soo gelin miyaa? I didn't check it lately and the last I did you had those clips you already posted here.
Bella, waxaan is lahaa tolow xalley mey qayishay oo hadda waa bar go', then I remembered garaabada ma soo dhicin beryahay.




