What is going on? Is anyone aware of this conflict? It flares up every couple of months...
Moderator: Moderators


So apparently there's another dispute tonight with some dead from Solomadow and Dhubahante on each side...
What is going on? Is anyone aware of this conflict? It flares up every couple of months...


Wan ahay waliba reer Dahir. Lkn ruunta in la sheego wa wajib. From hayeweyne to balidhiig all the way to garadag iyo caynaba sow laga ma qadin dhulbahante? Mantana ma waxa laga hay haya kalshaale iyo buhoodle? Hj wa kibirtay aniga ku leh^Miyaanad Habar Jeclo ahayn?

waxaasi waa berigii hore ee aan somaliland jirin. maanta dhulbahante yagaaba dhul durugsi nagu wada. marka solomadaw ama gadhwayn isyidhaahdaan wax iska celiyana dawladu waxay u hiilisaa dhuloos gar iyo gardaraba. kalshaale waa dhul beesha isaaq leedahay oo ilaahay solomodaw ku beeray. waa nasiib darro adigoo reer dahir sheeganaya inaad hantida solomadaw qurjiile u xalaalayso. yaa ku yidhi kalshaale dhuloos baa leh ?Wan ahay waliba reer Dahir. Lkn ruunta in la sheego wa wajib. From hayeweyne to balidhiig all the way to garadag iyo caynaba sow laga ma qadin dhulbahante? Mantana ma waxa laga hay haya kalshaale iyo buhoodle? Hj wa kibirtay aniga ku leh^Miyaanad Habar Jeclo ahayn?
Lol bal hadalkaga dib uu raac sxb, xamaasad qaabil yanay ku qadin. Hadalka waxad ka bilawday dhulka waxanu ka qadnay before somaliland. Manta oo SL jirto, dhulbahante muxuu SL ku hayysta an ahayn xabad iyo qori la la dul fadhiyo? Simple answer is nothing, marka ader reerka dhul kuma hadhin labada tuulo an uu dayno lol qaabil jacleysi hadu wax no tarayo wa kuwa halka ku wada biyo la dadki, hadhowna markay dhintana good madow ba lagu asaya. Habar hebla doesn't pay ur bills marka maxad kaga daali lolwaxaasi waa berigii hore ee aan somaliland jirin. maanta dhulbahante yagaaba dhul durugsi nagu wada. marka solomadaw ama gadhwayn isyidhaahdaan wax iska celiyana dawladu waxay u hiilisaa dhuloos gar iyo gardaraba. kalshaale waa dhul beesha isaaq leedahay oo ilaahay solomodaw ku beeray. waa nasiib darro adigoo reer dahir sheeganaya inaad hantida solomadaw qurjiile u xalaalayso. yaa ku yidhi kalshaale dhuloos baa leh ?Wan ahay waliba reer Dahir. Lkn ruunta in la sheego wa wajib. From hayeweyne to balidhiig all the way to garadag iyo caynaba sow laga ma qadin dhulbahante? Mantana ma waxa laga hay haya kalshaale iyo buhoodle? Hj wa kibirtay aniga ku leh^Miyaanad Habar Jeclo ahayn?
hitler baa waxa laga hayaa beenta marka lagu celceliyo dadku runbay u qaataan. waxad aragtay baan filayaa ciyaalkan dhuloos ee kalshaale futada iyo foodaba ku qortay ee iska dhaadhiciyey habarjeclaa bahaa bahaa iyo somaliland la dhaqdhaqajiyo dhul kaga tegaysa. markii boobku xalaasha ahaaba awaawyaashood fulay bay ahayen from saraar ilaa hawd guntii sanadwalba hore usii qaxayey ma imikoo qarnigii 21aad la joogay wax naga qaadi karaan. wax badan bay kalshaale ku riyoodeen waxase hubaala inaanay habarjeclo yeelayn in weligii dhuloos buul yar ka taagto kalshaale haduu nebi ciise soo dego. anagay doonayaan inay taariiky cusub nagu dul samaystaan.




Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests