Omaar cod digaagle? For sure kan wuu dhaamay. His experience was improving day after dayLol kii xabeeb , ina Omar hala so celiyo inkasto balayo been badhan aha , hadana isaga dhamey melaha marba haka yidhaahdo "mandaqada iyo amniga ayan ka wada hadalnay"Sudaantiisii hayskaga noqdo.Lol bixii shaqadisa wa humanitarian , siyasad mel laga maro ma yaqan
Ma maqashay maahmaahda reer xamarka ee tidhaahda "Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday"?
Bixi sida loogu hanwynaa iyo siduu ayahay shaqo iskuma laha.




