Shakespeare , illa hadda la ma oga ninku aha , real identity-giisa . Arimahaan iminka aynu ka sheekaysanayno ayuu ku caan baxay , intu "fake identity" ah samaystay ma'ogtahay ?
Moderator: Moderators

Wth are you talking about Sahanow?War de maya niyow , garaxajisku walaakey weeye , laakin qisadda ninka garaxajis kaaga sheekeyo , walle way ka xiiso maacantahay kuwa kale . Murder , money , political intrigue , unverifiable historical precedent ...ya?![]()
Shakespeare , illa hadda la ma oga ninku aha , real identity-giisa . Arimahaan iminka aynu ka sheekaysanayno ayuu ku caan baxay , intu "fake identity" ah samaystay ma'ogtahay ?

Subxaanaka yaa cadiimWar de maya niyow , garaxajisku walaakey weeye , laakin qisadda ninka garaxajis kaaga sheekeyo , walle way ka xiiso maacantahay kuwa kale . Murder , money , political intrigue , unverifiable historical precedent ...ya?![]()
Shakespeare , illa hadda la ma oga ninku aha , real identity-giisa . Arimahaan iminka aynu ka sheekaysanayno ayuu ku caan baxay , intu "fake identity" ah samaystay ma'ogtahay ?

suldaan siciid beryahan waad isbedeshaye maxaa dhacay ma tabliikhdaad ku biirtay lol.ninkaagii berigii iscaleemo saaraye suldaan siciid la baxaye hy anigaa keligay u hadli kara odhan jiraye shafka garaacan jiray miskiin baad noqotay.adiga iyo labadii sacad yoonis(bohol iyo ducaysane) anigaa faankiina la yaabi jiray oo isdejiya reerka ha ceebayninee idin odhan jiray.anigu reer topic kuma furan oo ma caayin laakiin qofkii reerka caaya ayaan u jawaabaa uun.
waa runtaa raaska gacmadhere ka dhashay ayaa goaanka iska lahaa waxa laga yeelayo ninka dilka geystay laakiin hy oo dhan diyaar ayay u ahaayeen inay ku taageeraan goaan walba oo reerkaasi qaataan.markii ehelkii

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 7 guests