Postby libaaxyare » Fri May 15, 2015 9:04 am
Qabiil meel loo raaco ayuu leehahay,balse adinku yaa tihiin? mid waa boqol wajiile, midna subaxdiina waa nin habeen kiina waa naag, kuwa kalena meeshan waxay ay u jimaadeen xod xodosho iyo shukaansi oo maalin walba topic horleh ayaa naag lagu shukaan sadaa.
waxaaba ka sii daran, midka marba shaar horleh soo xirta, Subaxii waa Axmaar, Galabtiina Isaaq Dir iyo Somaliland, Habeenkiina waa Jabardi iyo puntland, waxaase kaaga sii daran, Jareer iyo bantu Barqadiina waa la cayhaa, habeen kiina xabad Baantuu habashi waa la la seexaa markaas ayaa inta inta la yimaad la gu faanaa, Habashidu qurux badanaa, Reer xamarku Habash waxa ay ugu yeeraan Baantuuga, kii Bantuuga caayaayeyna habashuu dhabaa belo idin qaaday.
waxaa se kaa ga sii daran kuwa la soo indha cad aryaa anigaa kaa timo jilicsan, iyo sankeygaa kaa dheer, waxu ma naagaa.
teeda kale, dhamaantiin ma naagaa tihiin? sidii hal mar loojoogay ayaa sawiro naageed mid walibaa soo xirtay belo idin qaaday, waxaan is iri war wixii aad rag moodi jirtay oo aad caayi jirtay maantay ma naagaa?
Last edited by
libaaxyare on Fri May 15, 2015 9:07 am, edited 2 times in total.