
Cali Xaraare is at war walahi, he sure is dedicated

Cali Xaraare been reaching ever since he made that fake "tageero" party for himself

Marxumadi Saado Cali(AUN) ayuu masabitay oo u yiri" Saado Cali ayaa meesha ila fadhiso.
As for this little stunt, raga u sheegayo waba unknown, I have not heard of a single one of them before, Suldaamadan iyo Garaadadan jeebka ayu kala so baxay, Isinka Beesha Leelkase dhaqan ahan waxa logu waca titleka "Ugaas" we have one Suldan for Leelkasaha Nugaal Dago and one Garaad for Leelkasaha Bari dago, Garaadka kale iyo Suldan kale maba jiro, Nabadoono aya jiro.
Ugaas Mohamud Sheikh Abdulkadir Shoole iyo kolonyadi waday waa kuwan, two days ago in Gaalkacyo, as you can see they are sporting the Puntland flag
Leelkase is not going anywhere.